27.05.2022. Waxaa xafiiska nagu soo booqdey Danjire Mohamed Abdi Affey oo ah Ergeyga gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobey “UNHCR” u qaabilsan qaxootiga Geeska Africa. Isagoo u yimid Zambia arimo la xiriira Qaxootiga ku nool Dawlada Zambia

