UJEEDO: DHAMBAAL HAMBALYO
Danjiraha Safaarada Jamhuuriyaha Federalka Somalia, Marwo Hawa Hassan Mohamed, iyadoo ku hadleysa dhamaan magacyada dimlomaasiyiinta iyo Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool dalka Zambia waxey hambalyo guud oo ku aadan Doorashada Madaxweynaha u direysaa dhammaan umada Somaaliyeed meel kastoo ey joogaan Waxey kaloo Duco iyo Hambalyo gaar ah u diraysaa Mudane: Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynaha 10aad […]



