Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.
Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.
+260 211 263 944
lusakaembassy@mfa.gov.so
Road, Lusaka, Zambia
Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.

UJEEDO: DHAMBAAL HAMBALYO

Danjiraha Safaarada Jamhuuriyaha Federalka Somalia, Marwo Hawa Hassan Mohamed, iyadoo ku hadleysa dhamaan magacyada dimlomaasiyiinta iyo Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool dalka Zambia waxey hambalyo guud oo ku aadan Doorashada Madaxweynaha u direysaa dhammaan umada Somaaliyeed meel kastoo ey joogaan

Waxey kaloo Duco iyo Hambalyo gaar ah u diraysaa Mudane: Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyada Federaalka Somalia.

Waxeyna Alle uga baryaysaa in uu u fududeeyo xilka loo igmadey, Soomaalina gaarsiiyo hiigsigiisii ahaa “Somali heshiis ah, dunidana heshiis la ah”.

Guul iyo Gobanimmo Waarta

Safaarada JFS ee Zambia

Leave A Comment