Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.
Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.
+260 211 263 944
lusakaembassy@mfa.gov.so
Road, Lusaka, Zambia
Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.Embassy of the Federal Republic of Somalia, Lusaka.

Arrimaha Baasaboorada ee Safaaradda.

  • Home
  • Arrimaha Baasaboorada ee Safaaradda.

SHURUUDAHA CUSBOONEYSIINTA BAASABOORKA
Qof kasta oo Soomaali ah wuxuu xaq u leeyahay in loo cusbooneysiiyo baasaaboorka ka dhacay haddii uu soo buuxiyo shuruudaha hoos ku xusan:-

  1. 2-bo Sawir oo teesara ah
  2. Baasaboorka ka dhacay ama ka buuxsamay
  3. Cadeynta bixinta lacagta baasaboorka (Payment Receipt)
    F.G.
    • Qofka baasaboorka ka LUMO ama CILAD ku timaado sida (Dilaac, Qoyid, Gubasho IWM waa in uu keenaa warqad cadeyn lumis (Police report)
  4. BAASABOOR SHAQO KA BEDELID.
    • Qofkii raba in uu SHAQADA (occupation) wax ka bedelo waa in uu horey u soo qaataa cadeyn ku aadan shaqada uu markaas hayo, rabana in uu Baasaboorka ku qorto.
    Wixii faah-faahin dheeri ah nagala soo xiriir taleefoonka Safaaradda oo ah. +260 211 263 944.
  5. Mahadsanidiin.